X

Nin aragu maqan yahay hadana baaskiil ku wata Quljeed oo ka tirsan gobolka Awdal

Nin aragu maqan yahay hadana baaskiil ku wata magaalada Quljeed ee ka tirsan gobolka Awdal. Ninkan ayaa tukaan ku leh magaalada oo isagu iibiyo wuxuuna leeyaha ma dareensani in wax iga maqan yahay. Diiniyan qofka aragu maqan yahay ama xubin muhiima maqan tahay waxa dareenka xoogiisu u wareegaa xubinta maqan.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.