X

Nin ay qabatay kaamaradu isagoo halmar duqeeyay toban gaadhi oo ku jira goob gawaadhida+MUUQAAL

Mashaakilada ka jira sida loo baxo goobaha gawaadhida la dhigto ayaa dad badan dhibaato ku qabaan waxase ninkan ay kaamaradu qabatay isagoo hal duqeeyay toban gaadhi markii dambena khalkhalay.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.