USA 10 Dec 2014–Taksiile Somali oo si xun loogu feedhay dalkaasi Maraykanka ayaa maxkamad la saaray ninkii feedhay oo lagu tuhmayo in uu feedhay nacayb uu u qabo Somaslida ama dadka ajaanibta ah. Taksiilaha ayaa sanku wax weyn ka soo gaadheen kadib markii si lama filaana uu u feedhay ninkan cunsuriga ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM