Nin hunguri raaca Makaahiil (Samaroon) uma taliyo: salaadiinta Makaahiil oo jawaab bixiyay
Nin hunguri raaca Makaahiil (Samaroon) uma taliyo. Salaadiinta Makaahiil oo si wadajira ugu jawaabay hadalo ka soo yeeray odayo sheegay in Makaahiil kala xusheen. Waxay dhinaca kale weerareen wasiir C/llaahi Dheere.