X

Nin ku jiray liis ay raadinayso dawlada Somaliya oo beeniyay laakiin ka gaabsaday inuu sheego magaca shabaab

Boorama–Ninka lagu magacaabo C/naasir Muxumed Xasan Buuni ayaa ka mid ahaa liis ay dawlada Somaliya raadineyso oo madaxiisa ay ku rabto 5000 oo doolar ayaa hadley oo sheegay in uuna wax shaqo ah ku lahayn waxa lagu sheegayo laakiin wuxuu ka gaabsaday in uu sheego magaca shabaab. C/naasir ayaan la ogeyn inuu hortagi doono cadaalada si uu magaciisa uga saaro argagixisada caalamiga ah ee xalaalaysatay dhiiga muslimiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.