X

Nin kufsi lagu waayay Ingiriiska oo lagu xukumay arin aan hore loo maqal iyo sababta

Nin kufsi lagu waayay dalka Ingiriiska ayaa lagu xukumey arin aan hore maqal. Ninkan ayaa maanta maxkamad hortagey waxase loo sheegay in sharcigii hore loogu xukumey wali uu jiro laakiin xaakimku diidan yahay arimaha qaar.

Ninkan oo lagu magacaabo Ooniil ayaa lagu soo eedeeyay kufsi waxase maxkamadu ku waydey kufsigaas sanadkii hore, waxase lagu xukumey arin laga yaabay markii loo sheegay ”in uu soo sheego 24 saac kahor inta uuna la galmoon naag kale”.

Ninkan ayaa hadda ku nool duurka iyadoo loogu daray haddii uu istcimaalo telefoon iyo kambuyuuter uu xataa u soo sheego booliiska. Xaakimka ayaa diidey labadan qodob ee dambe.

Dhacdadan ayaa timi markii sida la sheegay uu ninkani u sheegay dhakhtarkiisa in uu kufsado haweenka iyadoo uu suuxiyo kana fikiro in uu dilo.

Rashiid Ceelanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.