Nin ragii hore ah ayaa Hargeysa ku haysta shaqo xalaala waxase Rabi haybad u siiyay codadka dadka siiba kuwa fanaaniinta waxaanad soo xasuusanaysaa codadkii rag fanaaniina oo ka mid ahaa kuwa loogu jecelyahay codkooda sida Maxamed Saleebaan iyo Cumar Dhuule.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS