Nin reero mirqaana ayaa ka sheekeeyay dhacdo ku dhacday kadib markii isagoo mirqaansan uu ku bilaabay nadiifinta guri uu la joogey isaga iyo walaashii iyo ninkeeda. Waxase uu sheegay in go ay wada huwanaayeen uu daboolka ka qaaday.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM