Markii ugu horeysay aduunka ayaa nin u dhashay dalkaasi Ustareeliya uu mooto ama dhugdhugley ku dul marey biyaha badda iyo mowjadaha oo soo rogmanaya. Ninkan ayaa dhigey khad cusub oo aan hore loo dhigin..wuxuuna leeyahay biyaha oo aad ku dhacdo ayaa dhaama dhul aad ku dhacdo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM