Nin sadex xaasle ah oo la yiri waad isqarxin rabtaa oo hurdo seexan waayay: argagixiso sinji uma lihi. Ninkaan ayaa RABI u cawdey sheegayna in Ilaahay u kasban in uu isdilo.
Mar la waydiiyay in uu yaqaano argagixisada shabaab ayuu RABI ka magan galey. Waxa caan noqotey in argagixisadu isticmaasho magacyo iyo teleefano dad shacaba leeyihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS