X

Nin toban sanno u xidhnaa dambi uu galay oo diyadii dilka ay soo ururiyeen samafalayaal+MUUQAAL

Berbera–Nin jeelka Burco ku xidhnaa kadib dil uu gaystay oo diyadii laga bixin waayay aya toban sano kadib waxa diyadii bixiyay dad samafalayaal waxana uu maanta dib u helay xoriyad uu ka quustey. Gudigan ayaa iskood isku xilqaamay waxayna la hadleen qoyska ninka laga dilay. Dhacdadan ayaa yaab ku noqotey dadkii reer Burco ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.