X

Nin Turki ah oo dalxiis ku maray Berbera Iyo Hargeysa iyo nolosha oo uu u waramay Turkida daawanaysa+MUUQAAL

Nin Turki ah ayaa dalxiis ku maray Berbera iyo Hargeysa halkaas oo uu soo sawiray nolosha dhabta ah ee Somalida siiba baadiyaha. Meelaha qaar ayaa laga soo dhaweeyay halka meelaha qaarna uu ku dhawaaday in la shiido sida qolo masjid jooga oo aan la garanayn waxay qarinayaan halkii ay ka soo dhaweyh lahaayeen. Filimkan ayaa ku baxaya luqada Turkiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.