X

Muuqaal laga duubay nin Afrikaana oo taageerayaasha kooxda Chelsea ee Ingiriisku u diideen in tareen la raaco

London–Nin Afrikaana una dhashay Muriteeniya haystana dhalashada Faransiiska ayaa taageerayaasha kooxda Chelsea ee Ingiriisku u diideen in uu tareen la raaco waxana muuqaal laga duubey siday wax u dhaceen.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.