Usbuuc ka hor ayaa hooyo Somaliyeed lagu toogtey dalkaasi Norway waxana Somali badan ka carootey sida wax u dhaceen. Hadaba ninka qabay haweenaydaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida wax u dhaceen iyo halka ay u marayso dacwada ka dhanka ah booliiska iyo caruurta oo laga baqayo in laga qaato.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM