X

NISA oo fashilisey weerar argagixisadu maleegaysay: halkee ayay rabeen in ay qarxiyaan

War deg dega: Sirdoonka argagixisadu ka baqdo ee NISA ayaa ku guuleysatey fashilinta weerar ay raben in ay ka fuliyaan Muqdisho. Waxa la soo bandhigey eedaysane ka tirsan dhiigmiiratada UGUS oo gacanta lagu dhigey. Halkee ayay rabeen in ay qarxiyaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.