Taliyaha sirdoonka Somaliya C/raxmaan Tuuryare aya maray qaybta barista ee madaarka Muqdisho oo ay ka muuqato habacsanaan iyo musuq iyadoo shaqaaluhu ku cabanayaan in xoog lagu dhaafo ama loo hanjabo. Tuuryare ayaa sheegay in loo soo sheego cida ay hawshooda ka qabsan waayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS