X

Haweenay ka soo wareegtay xisbiga Kulmiye kuna biirtey Wadani oo lagu garaacay Burco

Haweenay ka tirsanayd xisbiga Kulmiye laakiin ka digarogatey ayaa saxaafada u soo bandhigtey in lagu garaacay Burco iyadoo gacanta midigta u muuqata in uu dhaawac ka soo gaaray, haweenaydan ayaa sheegtay in niman so weerareen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.