Suldaanka Siilaanyo Buurmadow ayaa raaligelin siiyay madaxweynaha Jabuuti oo kooxda Faysal Waraabe iyo xildhibaano Isaaqa u Kala tiriyeen kuna baaqeen in wakiilkiisa iyaga u danta laga saaro Hargeysa. Maaha marki ugu horeysay ee Isaaqu caayaan madaxda Jabuuti weliba Faysal Waraabe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS