Nuxurka qudbad Muuse Biixi ka jeediyay Boorama iyo balanqaadyo hore ay u samayn waayeen
ARAABINEWS
Nuxurka qudbad Muuse Biixi ka jeediyay Boorama fariina u direy xisbiga Wadani xilli magaalada lagu soo dhaweeyay Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo ku faanay kursiga ku xigeenka.