X

Obama oo ugu dambeyn ka jawaabay dilkii North Carolina ee sadexda arday ee muslimiinta ah

Washington–Madaxweynaha Maraykanka ayaa ka jawaabay xasuuqii nin cadaan ahi u gaystay sadex arday ah oo ay isku guryo ahaayeen oo lagu cambaareeyay in uu ka aamusay. Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in uu la yaaban yahay aamusnaanta madaxda sare ee Maraykanka xasuuqan loo gaystay.

”Qofna maaha in loo weeraro sida uu u egyahay iyo sida uu wax u caabudo ayuu yiri Obama isagoo sheegay in isaga iyo xaaskiisu tacsi u dirayaan qoyskaas dhibta loo gaystay..

Wuxuu kaloo amray in sirdoonka dalkiisu ka soo gungaadho sida wax u dhaceen iyadoo ninkii dilka gaystay uu isa soo dhiibey.

Obama ayaa ka yaabay tirade intaa leeg ee ka qaybgashay wuxuuna is yiri ha is ceebayn ee wax ka dheh xasuuqan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.