Oday dhaqameed ka tirsan beesha Sacad Muuse (ISAAQ) ayaa cambaareeyay weerarkii Lughaya iskana fogeeyay kuwii weerarka gaystey waxayna sheegeen in ay iyaga u gaartahay halka qaar kalana sheeganayaan.
Hoos ka daawo nin caaqil sheegtay laguna magacaabo Ismaaciil Xaaji Wareer oo jawaab deg dega siiyay kuna tilmaamay calooshood u shaqaystayaal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS