Boorama–Oday dhaqameedka Awdal ayaa fadeexad dusha uga tuurey Ramaax oo gobolka rabey in uu soo jiido dagaalo argagixiso la dirir. Odayada ayaan sheegin in ay rabaan in Ramaax jagada si deg dega looga qaado waxayse dalbadeen in hadalka Ramaax la beeniyo. Shacabka reer Awdal dhamaantii ayaa ka cadhoodey beenta Ramaax la dul fuuley reer Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM