Oday dhaqameedka Awdal oo ka hadlay musuq ka bilaabmey diiwaangelinta
Oday dhaqameedka gobolada Awdal oo ka hadlay musuq xun oo ka bilaabmey diiwaangelinta iyagoo sheegay in ayna jirin tabaabusho loo galay diiwaangelinta iyo tababar la siiyay kuwa diiwaangelinta ku Jira.