Oday dhaqameedyada soo xulaya golaha shacabka oo la soo saaray magacyada iyo qabiilada. Iyadoo shalay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Xasan Sheekh iyo qaar ka mida maamul jufeedyada dalka.
Liistadan Ayaan ahayn liisto cusub oo u badan kuwii hore u soo xuley golaha shacabka ee hadda jira. Xasan Sheekh iyo maamul jufeedyada ayaa dib u balamay bisha soo socota.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS