X

Oday dhaqameedyo ka qayliyay shirka ka socda Jowhar maxay tabanayaan

Oday dhaqameedyo ka soo jeeda Beledweyne ayaa ka qayliyay shirka ka socda Jowhar oo ay ahayd in ay ka qaybgalaan. Waxay sheegeen in Xasan Sheekh yimi Beledweyne waxaase is waydiin leh waxa ay ka cabanayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.