Oday dhaqameedka beelaha Isaaq ayaa maamulkooda u sheegay war wax ku oola una sheegay in ay joojiyaan wadahadaladii loogu jiray Somaliya iyo Somaliland. Oday dhaqameedyadan ayaa sheegay in Turkigu aanu diyaar u ahayn waxayna ku baaqeen in beeshu isku timaato.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM