X

Oday ka soo jeeda beesha dhexe oo ka cishoodey in uu taariikhda ka been sheego ”adeer Timacade calanka buluuga ayuu u gabyay”: ARAG

Goob ay isugu yimaadeen waxgaradka beesha dhexe ayaa oday suaal la waydiiyay uu ka cishoodey in uu been u sheego dhalinta dhalatay 1990 ee lagu yiri dawlad ayaan ahayn calana wan lahayn. Adeer calanka Timacade u gabyay waa kaa buluuga ah ee aynu runta isku sheegno inagaa seexanay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.