Oday reer Awdala ayaa waano wax ku ool ah u diray salaadiinta Awdal una sheegay in ay joojiyaan mashxarada. Wuxuu faray suldaanada in ay hadalkooda kor u qaadaan markay Hargeysa tagaan. Odayga ayaa nacay wasiir dhagaxaan dhig dhiga gatoonka cidlada ah ee Boorama waana tan ka keentay in uu runta qarxiyo ay ka aamuuseen kuwa kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM