X

Odayaal Ciise ah oo dabada ka riixayaan odayal reer Hargeysa ah oo diidey nabadeyntii ka dhacay Garbadadar (Lughaya)

Odayaal ka tirsan beesha Ciise ee reer Geedi oo odayaal reer Hargeysa ah ay dabada ka riixayaal ayaa saxafada u sheegay in shir dhawaan ka dhacay Garbadadar oo ka tirsan gobolka Awdal uu ahaa shir aan loo baahneyn oo ayna qayb ka ahayn yihiina dadka deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.