Odayaal is hortaagey carada gobolka Saylac ee la guranayo oo ka hadlay cago-jugleyn loo geystay. Deegaanada hoostaga Saylac ayaa si xun loo xaalufiyay ayadoo si hoose dhulka looga iibiyay Jabuuti kadibna dadka deegaanka godad looga tagey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS