Maalin dhaweyd ayay ahayd markii dawlada hoose ee Boorama ay cagaf kula dul martey guryo dhismayaal ka socdey kuna tilmaantey in sharci daro lagu dhisayay. Qaylodhaan ka dib ayaa odayaal iyo culimo isugu soo baxeen goobta la burburiyay sheegayna in wax la doonayo. Odayada qaar ayaa sheegay in dhulka kuwa bixiyay ay tahay isla dawlada hoose fowdana ku tilmaamey waxa socda iyo in iyaga si gaara loo beegsanayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM