Odayaal Makaahiila (Samaroon) ayaa wasiir Kulmiye ah oo cod u raadsaday si xun ugu qarxiyay. Xagee jirtey ma hadaa nala soo xasuustey. Odayadan ayaa joogag tuulada Xariirad ee gobolka Awdal kadib markii loo sheegay halkay jireen todobadii sano ee ay xukunka hayeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS