X

Odayaal reer Nuura (Samaroon) oo ka qayliyay gudiga abaaraha ee Saylici madaxa ka yahay

Cuqaasha reer Nuur (Samaroon) ayaa ka qayliyay gudiga abaaraha oo ka tagey deegaano aad u farabadan oo beeshu degto abaartuna si xun u hayso oo ayna gaadhin raashin gudigu qaybinayso,. Cuqaasha ayaa is waydiinaya sababta looga reebay liiska.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.