X

Odayaasha beesha Faysal Waraabe ee Hargeysa oo taageeray UCID

Odayaasha beesha Faysal Waraabe ee Hargeysa ayaa taageeray UCID. Waxay sheegeen in xisbiga Faysal Waraabe oo kaliya iyaga matali karo kuna baaqay in la taageero.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.