Odayaasha beesha Muuse Biixi oo ka qayliyay musharaxnimada iyo booska loo xirey
Odayaasha beesha Muuse Biixi ayaa ka qayliyay musharaxnimada loo xirey waxayna ka digeen in gobolka meel xun uu ku wado oo aan la ogolaan doonin. Odayada ayaa diidey in Siilaanyo kursiga u xirey Muuse Biixi.