Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha Warsangeli ee gobolka Sanaag ayaa cmbaareeyay weerar ka dhacay Laasqorey oo ay qaadeen ciidanka Puntland. Shir jaraaid oo ay ku qabteen London ayaa kaga hadleen amuurtan ka dhacday Laasqorey o nin ku dhintey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM