Odayaasha Saylac ee Samaroon ayaa jawaab deg dega siiyay odayaal Isaaqa oo BERBERA ka hadlay isla markaana hanjabaad u gudbiyay dadka reer Saylac. Waxayna sheegeen odayaashu in ayna waxna la hadhin ee soo dareeriyaan Samaroonka dhulkiina jooga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS