X

Odayada Burco oo jawaab kulul siiyay kuwa Berbera: Berbera ma lihidin waa la yaqaan waxaa tihiin

Kadib shalay markii ay odayada Ciise Muuse (Isaaq) hadleen iyagoo ka caraysan dekeda Habarjerclo (Isaaq) ka dhisayso meel u dhow Berbera ayaa odayada Habarjeclo ee Burco ay ka jawaabeen waxayna yiraaheen kuwii gumeysiga u hiiliyay miyaa Berbera sheeganaya. Dhagax dhagax ayaanu u qaadi hadaad saaxiga keeni waydaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.