Odayaasha dhaqanka Banaadiriga ayaa jawaab ka bixiyay odayaal Hawiye oo Xamar sheegtay dadka kalana marti ka dhigey. Odayaasha Hawiye oo taageero ka haysta qaar ka tirsan xildhibaanada barlamaanka ayaa si qabyaaladaysan u sheegtay Muqdisho oo caasimad u ah Somali oo dhan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS