X

Odayada Habarcafaan (Samaroon) oo Suldaan Wabar uga daraadey Isaaqii raga ka diley

Odayada Habarcafaan (Samaroon) ayaa u kala tiriyay Suldaan Wabar iskana fogaadey halganka uu wado wuxuuna uga daraadey Isaaqii ragga uga diley Sanaag.

Saf dheer oo ay galeen inay iska fogeeyaan ayay ku sheegeen inayna iyagu ku jirin halgankaas oo uu khaas u yahay Suldaan Wabar. Ma soo hadal qaadin raggii laga diley shan bilood kahor.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.