Lughaya–Odayaasha deegaanka Lughaya ayaa sidii caadiga ahayd cabasho ka muujiyay askar la geeyay deegaanka Cabdi Geed oo ka tirsan Lughaya. Askartan ayaa toos looga xukumaa Hargeysa waxana la sheegayaa in ay keensadeen jufada Hargeysa oo rabta in ay dhulboob ku qaadato deegaanada Lughaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS