X

Ogeysiis ogeysiis ma degan tahay Swizerland

Dhamaan Dadka  Degan Waddanka  Switzerland waxa la Ogaysiinayaa  17/09/2016     inay  Hobolada   Miisaanka Maamuuska iyo Martabada sare leh   ee Kala ah

    1.MAANDEEQ NUUR

    2.IDIL BARKHAD

    3.SAMATAR (SAM J )

        ay Show inoogu Qaban Doonaan Magaalo Ganacsiyeedka  Switzerland ee Zürich  Dhamaan waxan  si Sharaf lagu Xardhay Qadarin Dheeh looga Dhigay Ugu  Wargalinaynaa inay Umada Soomaaliyeed ee   Degan Waddankani inay kasoo Qayb Galaan Show ama Bandhiga oo ay Hoboladu Taageerayaashooda usoo Bandhigi Doonaan Bandhig Xasuus ku Reebi doona  Bandhigaas oo Hal ku Dhig looga Dhigay ama lagu Suntay (ONE NIGHT  ZÜRICH ONE SHOW )  Kasoo Qaybgal Wacan ayaan idin Leenahay Ciwaanka iyo   Wakhtiguna Waakan Madashan ku Xusan.

                  Mahadsanidiin

Maxamed Maxamuud Shirdoon

admin:

This website uses cookies.