Waxan si Mug iyo Miisaan leh Shacab waynaha ama jahliyada Somaliland ee ku dhaqan Dalka kan Switzerland gaar ahaan taageerayaasha Xisbi waynaha Mucaaradka ah ee Waddani Ku wargalinaynaa inuu Shir Sanadlaheenii dhici doono Kaas oo ay kasoo qayb gali doonaan
1.Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani ahna Xildhibaan golaha Wakiilada ee Somaliland ka tirsan
Xil/Gud:C/qaadir X. Ismacil Jirde.
2.Gudoomiyaha guud ee xisbiga Waddani Qaarada yurub Gud:Axmed Cali Naahi (Axmed Nahi )
Goorta iyo Goobta uu Shirku ka dhacayana waatan hoos ku xusan
Goorta:17/12/2016-Sabti
Goobta:
Wixii faahfaahin intaa kor aan kusoo Xusnay dheer kala Xidhiidha.
1.Gud:
2.Gud/golaha Dhexe:Mawliid Cilmi Axmed (Seef):+4178 832 0680/ 078 832 068.
3.Xoghaye: Maxamed Maxamud Shirdon (Shirdon )+4179 258 6479 /079 258 6479.