X

Ololaha doorashada maamulka Somaliland oo beri bilaabmaya iyo sida loo kala horeynayo

Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa beri oo Sabti ah bilaabmaya waxana gudiga doorashadu soo saartey sida loo kala horeynayo maadaama xisbiyadu isku mar wada ololayn karin.



Ololahan ayaa soconaya ilaa bisha soo socota ee Nofeembar 10-keeda oo ah sadex maalmood kahor mudada loo cayimay in ay dhacdo doorashada madaxtooyo ee maamulka oo la filayo in C/raxmaan Ciro ku guulaysto.



Beri oo SAbti ah waxa bilaabaya xisbiga Ucid halka Kulmiye ku xigo Axada meesha Wadanina bilaabayo Isniinta. Waxa sadexdaba la siiyay todobo maalmood oo ay ku ololeeyaan ilaa bisha dambe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.