X

Ololaha doorashooyinka barlamaanka oo Jabuuti si xawliya uga socda

Ololaha doorashooyinka barlamaanka ayaa Jabuuti si xawliya uga socda. Kuraasta la rabo inay soo baxaan ayaa gaaraysa 65 xildhibaan oo Jabuuti oo dhan. Tiradaas oo aad u badan.



Xisbiyada ku tartamaya xisbiga aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD oo dhamaantood wata magac Faransiis. Xildhibaanada barlamaanka ayaa 35 ka imanayaan caasimada halka inta ka soo baxayaan gobolada dalka.



Ololaha doorashooyinka dalka Jabuuti ayaa waxay  socon doonaan ilaa 23-ka bishan aan ku jirno iyadoo  dadku ay u dareeri donaan goobaha codbixinta.

Ammaanka dalka Jabuuti ayaa si weyn loo adkeeyay

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.