Oota Biixi ayaa ka hadlay kabtan laga bedelay Saylac oo diidey in uu tago Xiis iyo Maydh waxa dhinaca kale uu sheegay in uu Saylici ka qayliyay laakiin aan la dhegeysan. Cali Curi oo isna SNM ahaa ayaa sheegay in sheekadu tahay hebel baa dhiigeystee bal hebel kale halagu bedelo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS