Ooti Biixi oo ka mid ahaa SNM ayaa sheegay in 18 May tahay maalintii Isaaq guulaystey ee ayna ahayn maalin lagu sheegi karo maalin qaran..Wuxuu taabtey Warsengeli iyo Dhulbahante jaarkiisa ah oo aan habayaraatee ogeyn maalintaas. Wuxuu tilmaamay in 26 Juun tahay maalin ka dhaxaysa magaca Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS