Prof Allabari oo reer Awdala oo Kulmiye ku eedeeyay in hadda xabaalihii kaliya u hadheen inay iibiyaan
Prof Allabari oo reer Awdala oo Kulmiye ku eedeeyay in hadda xabaalihii kaliya u hadheen inay iibiyaan. Xafladan oo la soo buux dhaafiyay ayaa waxa ka hadley xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan Wadani.