Prof Axmed Samatar ayaa wax laga waydiiyay xiriirka Xasan Sheekh u jaray dawlada Muslimka ah ee Iran isagoo Sucuudiga ka amar qaadanaya. Prof Axmed Samatar ayaa ku sugan London wuxuu hore uga noqdey mowqifka Somalida WADAJIRKA hadana wuxuu u ololeeya KALA GO Somalida.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS