X

Prof Axmed Samatar oo diiday kacdoonka reer Adal sheegayna in lagu burburinayo Somaliland; Cidna lama tashan suldaan Wabar+MUUQAAL

Hargeysa 15 Jan 2015–Prof Axmed Samatar oo wali ku sugan Hargeysa ayaa diiday kacdoonka reer Adal sheegayna in suldaan Wabar cidna la tashan talaabadina tahay mid lagu burburinayo Somaliland ”waxaan reer Adal ku idhi la yimaada sidii aad dib ugu xukumi lahaydeen Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.